Carwada Al-Towba waxaa lagu iibiyaa badeecooyin fara badan sida alaabta jiifka Guryaha, Qalabka Xafiisyada, Dharka, Uduga, Qalabka ay dumarku isku qurxiyaan, Gogosha guryaha iyo xafiisyada, Qalabka caruurta lagu cayaarsiiyo iyo kuwo kale.
Sawirada Hoose ayaad ka heli kartaa qaar kamid badeecooyinka yaala Carwo Al-Towba.

Xadiis Dhameystiran Missa Xafiiseed Miis Xafiiseed (Top Level
Fadhi casri ah Fadhi Kursi Xafiiseed
Fadlan mar kale nasoo booqo