 Natinal
Paits waa Dukaan weyn oo lagu iibiyo qalabka dhismaha gaar ahaan
rinjiga noocyadiisa kala duwan, National Paints waxaa iska leh shirikadda
Towba Group wuxuuna ka mid yahay dukaamadeeda ugu waaweyn
Sawirada Hoose ayaad ka heli kartaa qaar ka mid ah noocyada rinjiga
lagu iibiyo National paints.
|