Carwada
City Center waa carwo lagu iibiyo badeecooyin fara badan sidaQalab
Xafiiseed, Qalabka guryaha, Dharka ragga, dumarka iyo caruurta,
Uduga, Qalabka ciida, Qalabka caruurta lagu cayaarsiiyo, shopping
iyo alaabo kale.
Sawirada
Hoose ayaad ka heli kartaa qaar kamid badeecooyinka lagu iibiyo
Carwo City Center. |